Madaxweyne Deni oo ka hadlay geerida Raisul Wasaarihii hore ee Somalia

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Dowladda iyo kan shacabka Puntland-ba waxaa uu uga tacsiyaynayaa shacabka Soomaaliyeed, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo qoysaskii uu ka geeriyoodey Marxuum Alle ha u naxariistee Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen, wuxuuna Alle uga baryey inuu dembigiisa dhaafo, su’aasha qabriga u sakhiro, Jannadiisa Fardowsa … Continue reading Madaxweyne Deni oo ka hadlay geerida Raisul Wasaarihii hore ee Somalia